Sheeko Aad Iyo Aad U Xikmad Badan Muxuu Sameeyay Aabihii Wiilkiisa Uu Guursanayay…

0

Markuu guursay ayaa Abbihiis u yimid asagoo ugu hambalyeynaya Guurka, kadibna Aabbihii markuu fariistay wuxuu Wiilkiisa ka dalbaday inuu u keeno Warqad iyo Qalin.

Kadib Wiilkii ayaa yiri: waan soo iibsaday dhammaan Agabkayga ama Alaabtaydi Buug iyo Qalin marka laga reebo ee Sabab aabbow?