Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota Dhammaan Qoyska reer Cabdulle Cosoble ( Cabdulle Cageey)

0

(Inaa Lillaah Wa innaa Eleyhi Raajacuun)!!  Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Marxuum Cabdulle Cosoble Cabdi oo ku magac dheeraa Cabdulle Cageey.  Haddaba Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuumka ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa Eheladii iyo Caruurtii uu ka tagey Marxuumka, kuwaasoo kala ah:

1). Xasan Jilicoow Maslax

2). Axmed Cabdulle Cosoble

3). Cali Cabdulle Cosoble

4). Mahad Cabdulle Cosoble

5). Shukri Cabdulle Cosoble

6). Cabdi-fataax Axmed Cabdulle

7). Cabdi-casiis Axmed Cabdulle

8). Cabdi-kheyr Cali Cabdulle

9). Muuna Cali Cabdulle

10). Sagal Cali Cabdulle

11). Ayaan Axmed Cabdulle

12). Aamino Axmed Cabdulle

13). Caasha Aadan Jaamac

14). Sacdiyo Carab Maxamuud

15). Faadumo Nuur Abooreey

16). Ayaan Cali Daahir

17). Ismaaciil Cabdi Guuleed

Geeridaas naxdinta leh ee ku timid Marxuum Cabdulle Cosoble (Cabdulle Cageey) ayaa iyagoo aad oga tiiraanyaysan waxaa ka tacsiyeynaya dhammaan Ehelada iyo Asxaabta kale ee aan iyagana magacyadooda hoos ku xusi doona, kuwaasoo Eebbe Marxuumka oga baryayo inuu Janadii Fordowsa ahayd ka waraabiyo Kitaabkiisana midigta ka siiyo, eheladii iyo qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimmaan waafi ah ka siiyo. Aammiin! Aammiin!

Waxaanna ehelada kale iyo asxaabta tacsida dirayo ay magacyaduudu kala yihiin sida hoos ku xusan:-

1). Gen. Axmed Maxamed Goonyare

2). Col. Axmed Warsame Cabdulle (Biixi)

3). Maxamed Cumar Cilmi ( Dhegaweyne)

4). Daahir Faarax Afdheere

5). Cabdaraxmaan Ibraahim Booroow

6). Axmed Dhuunkaal Hiirad

7). Cabdirshiid Axmed Cabdulle (Tala-xume)

8). Maxamed Cabdiqaadir Cali

9). Maxamed Maxamuud Maxamed (Garyare)

10). Sahra Sheekh Maxamuud

11). Cadceed Maxamed Wacays