TOOS U DAAWO: Haweenka Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed Oo Fariin Culus Soo Direy.

0

Waxaa sii badanaya Hooyooyinka Soomaaliyeed ee ka mid noqonaya ciidamada Xooga dalka gaar ahaan kuwooda ku sugan furimaha dagaalka waxeeyna Hooyooyinkaan baaq u soo direen dhamaan bulsho weeynta Soomaaliyeed.

Hooyooyinkaan ayaa sheegay in ay mugdiga guuraan waliba jiiraan Masaska kuwaas oo u soo baxay in ay u dhintaan Calanka Soomaaliyeed kana difaacaan cadawga guud ahaan dalka oo idil .

Hoos Ka Daawo