TOOS U DHAGEYSO:- Khudbada Musharax Axmed C/salaan uu ka hor jeediyay Baarlamaanka Cusub ee Maamulka Galmudug

0

Musharax Axmed C/salaan Xaaji aadan  oo kamid ah Musharaxiinta u Taagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa Maanta khudbad ka Hor Jeediyay Baarlamaanka Cusub ee Galmudug,

Musharaxa ayaa soo bandhigay waxyaabaha uu qabanayo Shacabka Dega hadii uu ku Guuleeysto Xilka Madaxweyne isla markaana waxa uu so bandhigay qorsha Barnaamijkiisa Siyaasadeed.

Waxa uu sidoo kale so bandhigay Barnaamij Siyaasadeedkiisa ku aadan maamulka Gobolada Dhexe isla markaana ku dadaalayo dib u heshiisiinta.

Hoos ka Dhageyso Khudbada Musharax Axmed Cabdi Salaan:-