TOOS U DHAGEYSO:- Khudbada Musharax C/kariin Xuseen Guuleed uu ka hor jeediyay Baarlamaanka Cusub ee Maamulka Galmudug

0

Musharax C/kariin Xuseen Guuleed oo kamid ah Musharaxiinta u Taagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa Maanta khudbad ka Hor Jeediyay Baarlamaanka Cusub ee Galmudug,

C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in uu wax badan ka badali doono Xaalada Gobolada Dhexe oo uu Dadka Gobolada Barwaaqo  iyo Hormar  u horseedi doono  Gobolada Dhexe.

Waxa uu sidoo kale so bandhigay Barnaamij Siyaasadeedkiisa ku aadan maamulka Gobolada Dhexe isla markaana ku dadaalayo dib u heshiisiinta.

Hoos ka Dhageyso Khudbada Musharax C/Kariin Xuseen Guuleed:-