TOOS U DHAGEYSO:- Musharaxiinta Cadaado oo hanjabaad hawada isku mariyay

0

Ku dhawaad lix musharax ayaa u taagan tartanka qabashada xilka madaxweynaha maamulka Galmudug, taasi oo maanta doorashadiisa ka dhaceyo magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Musharixiinta ugu cad cad  doorashada oo ay kala wataan,  Ethiopia, Damjadiid iyo Aala Sheikh ayaa qudbado ka horjeediyay xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug, waxaana musharax walbaa oo sheegay waxyaabaha uu qaban doono.

Hoos ka dhageyso codkadka Waxaa ugu horeeya Axmed Macalin Fiqi  “Aala Sheikh”, Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan ” Ethiopia”, Cabdi Kariin Xuseen Guuleed “Damjadiid”.