TOOS U DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH: Musharax Bashiir Diiriye Shariif (Bashiir Feeraweyne) Oo Ka Mid Ah Musharaxiinta U Taagan Qabashada Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug.

0

Musharax Bashiir Diiriye Shariif (Bashiir Feeraweyne) oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Galmudug ee dhawaan la doortay ayaa la shaaciyey inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug,waxaana la saadaalinayaa inuu ku soo baxo xilkaasi.

Bashiir Diiriye Shariif (Bashiir Feeraweyne) oo ka mid ah Xildhibaanada cusub Ee maamulka Galmudug,ayaa waxaa uu ka mid uu ahaa xiligi dowladdi dhexe ee Soomaaliya iyo ka dibba ganacsatada ugu caansanaa magaalada Muqdisho ee ka soo jeeda Gobolada Dhexe ee Soomaaliya.

Musharax Bashiir Diiriye Shariif (Bashiir Feeraweyne) oo wareeysi gaar ah siiyay warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa waxa uu ka warbixiyay halka ay mareyso ololaha doorashada iyo qorshihiisa siyaasadeed haddii uu ku guuleysto xilkaas.

 

HOOS KA DHAGEYSO WUXUU UWARAMAY WARIYAHENNA C/KARIIN AXMED BULXAN: