TOP: Aktarka Soomaalida ay u baxsatay Boqorka oo qorshe cusub la yimid

0

Aktarka Prabhudheva oo ay soomaalida u garanayaan Boqorka keenayna Filimo badan kuna caan ah heesaha qoob ku ciyaarka ayaa doonaya inuu noqdo filim soosaare.

Nasiibkiisa Filim soosaarista ayuu rajeynayaan maadaama uu soo arkay Aktarnimo iyo Director.

3-da bisha soo aadan ee August ayaa daaha laga qaadi doonaa magaca shirkadiisa cusub ee filim soosaarista oo loo bixin doono Prabhu Deva Studios.