TOP DHAGEYSO COD:- C/kariin Guuleed ” Shirar Muhiim Ah Ayaan Oga Qeybgalayaa Muqdisho”

0

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed Oo Shalay Gaaray Magaaladda Muqdisho ee caasimadda somaliya ayaa ka warbixiyay Ula jeedka Socdaalkiisa Muqdisho.

Guuleed Ayaa sheegay in uu muqdisho oga qeybgali doonno shirar Muhiim ah oo ay isugu imaan doonaaan Madaxda maaamul Goboleedyada dalka iyo kulamo kale oo gaar ah kuwaas oo uu la leeyahay madaxda dowladda fedraalka ah ee somaliya.

Guuleed ayaa sheegay in dowladda uu kala hadli doonno Sidii maamulkiisa looga gacansiinlahaa Dhismaha Hay’addaha Dowladda iyo Sidii Looga Caawin Lahaa Dib Uheshiisiinta dadka gobolada dhexe.

Hoos ka dhageyso codkiisa: