TOOS U DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH: Musharax Cabdullaahi Bashiir (Ducaale) Oo Ka Mid Ah Musharaxiinta U Taagan Qabashada Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug.

0

Musharaxa Madaxweyne Ku Xigenka Maamulka Gobolada dhexe C/laahi Bashiir C/Nuur (Ducaale) Oo Caawa Wareysi Siiyay Shabakadda All-Galgaduud Media Ayaa Ka warbixiyay Olalaha Uu Ka wado dagmadda Cadaado iyo Rajadiisa.

Mr. Ducaale Ayaa Si Qoto Dheer Oga Hadlay Mustaqbalka Doorashadda Maamulka Galmudug Ee Barito Ay dhacayso Doorashadiisa,

Wuxuu Sheegay inuu Rajeynayo inuu Heer wanaagsan Ka Gaaro Doorashada Barito Ka Dhacaysa Magaaladan Cadaado.

Ugu Danbeyn Ayuu Ducaale Ka Codsaday mundanayaasha Baarlamanka Galmudug iney Codkooda siiyaan isagoo Balanqaaday inuu waxbadan Ka Qabanayo Gobolada Dhexe ee Dalka,

HOOS KA DHAGEYSO WUXUU UWARAMAY WARIYAHENNA C/KARIIN AXMED BULXAN: