TOP DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Wasiirka Gaashandiga Oo Kulamo Xasaasi Ah Ka wadda Cabudwaaq+Sawiro.

0

Wasiirka Wasaaarada Gaashaandhiga Dawlada federaalka Gen C/qaadir Sh cali diini oo Booqasho ku jooga Degmada Caabudwaaq ayaa ka waramay kulamo uu la yeelayay bulshada qaybaheeda kala duwan kuwaasi oo socday tan iyo markii uu wasiirku soo gaaray Hamiinimadii xalay degmada
Caabudwaaq ee Gobolka galgaduud.

Culimaa’udiinka Ahlusuna ee Gobolka galgaduud ayaa wasiirka wasaarada gashaandhihgu Waxaan aan waydiiyay in uu la kulmay ama uu xariir la sameeyay intii uu joogay gobolka Galgaduud.

Ugu dambaun wasirka ayaa ka hadlay Hawlagada dib u xasilinta dalka ee ka socda qaybo kamid ah gobolada dalkeena  kuwaasi oo ciidamada Dowladdu ka wadaan qaarkamid ah Gobolada dalka qaar.

DHAGEYSO WASIRKA OO AGGM U WARAMAY GOORDHOW.

Dhinaca kale Faarax Warsame Diiriye oo kamid ah Qurba joogta Deegaanka kana qayb galaay kulamadii uu wasiirku la yeelanayay Bulshada qaybaheeda ayaa ka warbiiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen Wasiirka Difaaca dalkeena jeneraal C/qaadir Shiikh Cali Diini.

DHAGEYSO CODKA FAARAX:

C/kariiin Axmed Bulxan

Caabudwaaq Somaliya.

DAAWO SAWIRADDA KULANKA UGAASKA IYO WASIIRKA:

DSCN4135 DSCN4151 DSCN4150 DSCN4149 DSCN4148 DSCN4147 DSCN4146 DSCN4145 DSCN4144 DSCN4143 DSCN4142 DSCN4141 DSCN4140DSCN4138 DSCN4137 DSCN4136 DSCN4135