TOP DHAGEYSO WAREYSI:- Weerar Xagga Cirka ah oo lagu Qaaday Masuuliyiin Ka Tirsan All-Shabaab.

0

Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in diyaaraddo helicopterro ah oo loo malaynayo inay leedahay dowladda Ethiopia ay duqeeyeen saldhigyo iyo gaadiid militari oo ay leeyihiin kooxda al-Shabaab.

Duqeyntan ayaa waxay xalay fiidkii ka dhacday tuullooyin iyo dhul keyn ah oo u dhow degmada Buurhakaba.

HOOS KA DHAGEYSO WARBIXIN: