TOP DHAGEYSO:- Xildhibaan Xoosh Jibril ” Xasan Sheikh Ceeb ayeey ku tahay in Xiligan uu dhaho Doorasho Ma dhacayso 2016″

0

Qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaadacay go’aankii shalay xukuumadda iyo baarlamaanka ku sheegeen, in aysan suurtagal ahayn in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo codkiisa ah, marka la gaaro sanadka 2016-ka.

Xildhibaannada go’aanakan diiddan waxaa ka mid ah Cabdiraxman Xoosh Jibril, wasiirkii hore ee dastuurka kana mid ah asaasayaasha xisbiga NDC.

Wuxuu Sheegay in xiligaan aan loo baahneyn in dowladdu ay go’aan kaan ku dhawaaqdo.

hoos ka dhageyso: