TOP WARBIXIN+SAWIRRO:- Olalihii Udanbeyay Oo Caawa Ka Socda Magaalada Cadaado+LIVE.

0

Musharaxiinta uloolamaya xilka madaxtinimada  mamulka galmudug ayaa si weyn olalahooda looga daremaya magalda cadaado  markii aad u milic satid gudah magalada cadaado ayaa waxaad  arkayaa sawiro lagu xardhay gadiid badan waxaana wadooyinka waa weyn ee cadaado lagu arkayaa boqalaal shacab ah oo isku soo baxay tagerada  musharxiinta galmudug,

musharxiinta ayaa donya midba midkale in uu ka tagero bato balse alle ayaa og cida ku guleysanaysa xilka madaxtinimada galmudug shacbaka ayaa  barlamnka ka codsaday  in ay doortaan nin hugaaminkara  dadka iyo dalka  gobolda dhexe.

Yuusuf Cabdi Shire,

Cadaado/ Galgaduud

DAAWO SAWIRRO:

IMG_20100102_095104 IMG_20100102_094633 IMG_20100102_094613 IMG_20100102_094601 IMG_20100102_094555 IMG_20100102_094357 IMG_20100102_094349 IMG_20100102_093729  IMG_20100101_200457