VIDEO:- Sidee Dhaqanka iyo diinta loogu badbaadiyaa qurbaha – Qaybtii 2aad.

0

“Soomalida Qurabaha degani marar badan waxa ay is waydiiyaan kana doodaan sida ay dhaqanka iyo diintooda ay ugu badbaadin karaan wadamada Galbeedka ee ay hoyga ka dhigteen. Waxa aan baemaamijkan si kooban ugu eegi doonaa jawaabta su’aashaas anaga oo si khaas ah u eegi doona doorka uu masaajidku ka ciyaari karo arinkan. Fadlan daawi siina fidi.”

HOOS KA DAAWO MUUQAAL: