War Deg Deg Ah: Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo Ku Guuleeystay Cabdikariin Xuseen Guuleed.

0

Wararka iminka naga soo gaaraya magaalada Cadaado oo ay ka socotay doorashada madaxweynaa Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in doorashada Madaxweynaha Mamaulka Galmudug uu ku guuleeystay Cabdikariin Xuuseen Guuleed.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in doorashada Madaxweynaa maamulka Galmudug uu ku guuleeystay kadib markii ay codka kalsoonida ah ay siiyeen Xildhibaanada mamaulka Galmudug

Guddiga doorashad Madaxtinimada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa iminka tiriyay codadka musharax waliba helay, waxayana si rasmi ah u sheegeen in doorasshada uu ku guuleestay Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Dhinaca kale sida wararka aan ku heleyno waxaa iminka loo guda galayaa doorshada Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug.

Waxii Ka Soo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media