DAAWO: Madaxweynihi Hore Ee Soomaaliya Dr.Cabdiqaasim Salaad Xasan Maxuu Ka Yiri Halaagii Iyo Burburkii Dalka?(Wareysi Xiiso Badan)

0

Madaxweynahii hore Ee DKM Ahayd Ee Soomaaliya cabdiqaasim Salaad xasan Ayaa Siweyn waxa Uu uga Hadlay taarikhda Soomaaliya,Waraysi Dheer waxa Uu Siiyey TV ga Universal Wariye cabdisalan Hareeri.

Waxa uu Madaxweynahii hore ee Soomaaliya cabdiqaasim Salaad ka waramay Guud Ahaan taarikhdii dheerayd Ee Soomaaliya,waxana Uu ka Sheekeyey Noloshiisa.

Waxa Uu Sheekay Inuu Soomaaliya u laaban waayey Iyadoo jago doon Loo Arkayo Qofkii ku laabta Madama Uu tan Iyo sanadkii 2004 Jogey Dalka Masar.

Hoos Ka Daawo