(DAAWO-VIDEO) Maamulka Puntland Oo Ciidamo Xoogan maanta ku soo Bandhigay magaalada Boosaso.

0

Magaaladda Boosaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa Maanta siweyn looga xusay Munaasibadda 1-August Oo ku began Markii Dhidibada Loo Taagay Dowladda Puntland.

Shacab weyne Balaaran ayaa maanta isugu soo baxay Xarunta Dowladda Hoose ee magaaladda boosaso, iyadoo Halkaasi ka ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka iyo Kan dagmadda Boosaso.

Qaar Kamid ah shacab Weynaha Ka qeybgalayay Dabaal dagga Munaasibadaasi Ayaa Dareenkooda ku cabiray Xuska Aas aaska Puntland.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA:

https://youtu.be/pFJNJGzR7rs?t=238