DAAWO WAREYSI: Reysulwasaaraha Somaliya Oo Arimo Xasaasi Ah ka Hadlay.

0

Reysulwasaaraha Xukuumadda Somaliya Mudane Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake Ayaa wareysi Gaar Ah Siiyay tv-ga SBC.

Wuxuu Reysulwasaaruhu Ka Hadlayaa xaaladda Guud ee Dalka iyo siyaasadda Xukuumadaasi, Isagoo Sidoo Kalanna Ka Hadlayaa Hormaradda ay xukuumadiisu sameysay.

DAAWO WAREYSIGA: