Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Nabadoon Jaamac Bootaan Diini Beereed.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa caawa oo ay taariikhdu tahay 01-08-2015 ku geriyooday Magaalaga Guriceel Allaha u Naxariistee Marxuum Nabadoon Jaamac Bootaan Diini Beereed.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Nabadoon Jaamac Bootaan Diini Beereed, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Bootaan Diini Beereed, Xaaski, Caruurti, Iyo Qaraabada kale ee Marxuum Nabadoon Jaamac Bootaan Diini Beereed, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Nabadoon Jaamac Bootaan Diini Beereed, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Nabadoon Jaamac Bootaan Diini Beereed janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Diraya:

Gen. Maxamed Nuur Galaal

Gen. Yuusuf Maxamed Siyad (Indhacade)

Gen. Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale)

Wasiir Mahad Maxamed Salaad

Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi

Gudoomiye Xaliimo Ismaciil Ibraahim

Gudoomiye Xuseen Cali Wehliye (Cirfo)

Maxamud Maxamed Salaad (Daqare)

Ubax Jamac Diiriye

Fiile Cartan

Shukri Maxamud Jaamac (Shukri Barbaro)

Maryan Cabdi Cumar Orey

Axmed Cabdulaahi Kaariye

Dahran Muuse Xaashi

Caanaboore