Faah Faahin: Reysulwasaare Cumar Cabdirshiid Oo gaaray Kismaayo.

0

Raisulwasaaraha soomaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmarke iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada-Hoose

Wafdiga waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay madax ka Tirsan Kooxda Axmed madoobe iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Magaalada Kismaayo ee xarun Goboleedka Juba-da Hoose

Amaanka Magaalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyay Magaaladanna waxaa lagu soo ragay amni ilaa saaka. waxaana wafdiga raisulwasaaraha soomaliya loo Galbiyay xarunta Axmed madoobe uu ka daganyahay kismaayo.

La soco faah faahinta.