ILA Qosolka Isbuuca Iyo Mid Ka Mid Ah Qisooyinkii Maadka Iyo Murtida badnaa Ee Laga Dhexlay JUXA…

0

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa xaaskii Juxa ay safar ku tagtay meel ka baxsan magaalada ay yaalleen si ay u soo booqato qoyskeeda oo muddo ugu dambaysay, maalmana guriga qoyska ku soo qaadato.