LIVE U DHAGEYSO WAREYSI:- Hooyo Somaliyeed Oo Si Naxdin leh Oga sheekeynaysa Xasuuqa AMISOM Ka wado Marka+Naxdin.

0

Qoraal kooban oo ay howglka Midowga Afrika ee AMISOM kusoo qoreen Bogga ay kuleeyihiin Twitter ayey kaga hadleen waxa AMISOM ahaan ay ka ogyihiin wixii kadhacay Magaalada Marka oo lagu eedeeyay ciidamada AMISOM in dad shacab ah ay halkaasi kudileen.

AMISOM ayaa qoraalkooda kusheegay in maqribnimadii jimcaha saacadu markey ahayd 6:00 PM  qarax lala eegtay ciidamada AMISOM kuwaa oo kuguda jiray howlahooda shaqo , qaraxaasna uu dhaawac kasoo gaaray 1 askari oo AMISOM ah.

Docda Kale Hooyo soomaaliyeed oo saaka la hadashay mid kamid ah warbaahinta Muqdisho ayaa Si naxdinleh oga hadashay Xasuuqa AMISOM Ay ka wadaan magaaladda Marka iyadoo ka waramaysa waxey indhaheda ku aragtay,

HOOS KA DHAGEYSO: