TOP DHAGEYSO COD: Dr. Faroole Oo Hambalyo Udiray Shacabka Puntland.

0

Madaxweynihii Hore ee Puntland Dr. Cabdirixmaan sheikh maxamed maxamuud Faroole Ayaa Hambalyo Ku Aadan munaasibadda Xuska Aas aaska Puntland Udiray Shacab Weynaha Somaliyeed.

1-August Oo Ah maalin Ku Weyn Shacab Weynaha Reer Puntland Waxaanna Maanta Daafaha Caalamka Looga Dabaaldagayaa Xuska munaasibadda 1-August Oo Ah markii la’aas Aasay.

Dr. Faroole Oo Shirjaraa’id Ku Qabtay Hoygiisa Garowe Oo Dhawaan uu soo gaaray ayaa umadda Puntland Ugu Hambalyeeyay Sanadguuradii 17- Ee ka soo Wareegtay Aas Aaska Puntland.

Faroole ayaa Sheegay in munaasibad ay tahay Mid Ku Weyn Shacabka iyo madaxda Puntland Lagana Qeyb qaato Balaarinteeda.

HOOS KA DHAGEYSO WARBIXIN: