TOOS U DHAGEYSO : Howlaha Horyaalla Xukuumadda Cusub Ee Galmudug Oo La shaaciyay.

0

Xili Maanta Baarlamaanka Dowlada Galmudug oo kulan Ay ku yeeshay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Wasiirada Galmudug oo Habeenkii Sabtida soo galaysay ku dhawaaqay Madaxweyne Guuleed.

Golaha Xukumada Cusub Ayaa Maanta Waxaa Ay Soo Bandhigeen Khorshe Howleedka Xukumada Galmudug Waxaana Warbaahinta U Qariyay wasiirka madaxtooyad XUSEEN QAASIN YUUSUF Barnaamijka siyaasadeed ee xukuumada ay damacsantahay oo ka koobnaa sideed qodobo.

1.Adkeynta Amniga
2.Abuurista ilo Dhaqaale.
3.Dhismaha maamulada Gobolada iyo Degmooyinka.
4.Taabagelinta adeega bulshada
5.Dhismaha hay’adaha Cadaalada.
6.Dhamaystirka Dib u heshiisiinta.
7.Adkeynta iyo Xoojinta Xiriirka Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedka.
8.Soosaarista adeega Dabiiciga ah.
HOOS KA DHAGEYSI CODKA WASIIRKA MADAXTOOYAD: