TOP DHAGEYSO:- Baarlamaanka oo maanta ka doodaya Sharciga Isgaarsiinta Dalka,

0

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda ay ku yeelanayaan Magaalada Muqdisho waxaa lagu wadaa in ay uga Doodaan Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta Dalka oo maraya Aqrintiisii labaad,kaas oo horay Golahu ay uga doodeen Aqrintiisii Koowaad.

Habdhowraha Baarlamaanka Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud ayaa sheegay in Manata Golahu uu ka doodayo Sharciga Isgaarsiinta Dalka.

Kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa lagu wadaa in uu Shir Guddoomiyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari.

HOOS KA DHAGEYSO: