TOP DHAGEYSO | Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka Ee Shabakadda All-Galgaduud Media, Oo Markale Bilowday.

0

Akhristayaasha Sharaftaleh ee shabakadda All-galgaduud Media (AGGM) Waxaa Maanta Oo Kale Aad Todobaad walba nooga barateen barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka Oo Ay Idiinsoo Gudbiso Bartaan.

Barnaamijka Oo Todobaadyadii udanbeeyay wixii ka danbeeyay Bisha Ramadaan Aan Hakinay Si KMG Ayaan Maanta Dib Ubilownay.

Waxaa Soo Jeedinaya Wariye Yuusuf Cabdi Shire Oo Ah Tafatiraha Shabakadda AGGM.

Dhageysi wacan.