TOP DHAGEYSO:- Dagaal U Dhaxeeyay Ciidamada Dowlada Soomaliya kuwa Amisom Iyo Al-shabaab Oo ka Dhacay Degmada Wabxo.

0

Wararka ka imaanaya Gobolada dhexe ayaa sheegaya in dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amisom gaar ahaan kuwa Ethopia iyo xarakada al-shabaab ay ka dhaceyn degmada Wabxo ee Gobolka Galgaduud

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in dagaalo xooogan ay ka dhacay degmada Wabxo ee Gobolka Galgaduud kaa oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amisom gaar ahaan kuwa Ethopia iyo al-shabaab

Dhanka kale Lama sheegin qasaaraha ka dhashay dagaalka ka Dhacay Degmada Wabxo ee Gobolka Galgaduud oo soo kala Gaaray labada dhinac ee dowlada soomaliya iyo al-shabaab

Todobaadkaan Gudihiisa waxaa degmada wabxo ee Gobolka galgaduud ku dagaalamay ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amisom gaar ahaan kuwa Ethopia iyo xarakada al-shabaab iyadoo al-shabaab ay Guulo ka sheegteen dagaalkaas

Dhanka kale warar aan lagu Kalsoonan Karin ayaa sheegaya in ciidamada dowlada soomaliya iyo  kuwa amisom ay la waregeen Degmada Wabxo ee Gobolka Galgaduud

HOOS KA DHAGEYSO: