TOP DHAGEYSO : Duulimaadkii ugu horreeyay ee xujayda sannadkaan oo garoonka muqdisho ka billoowday.

0

Taliyaha hoggaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda federaalka Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Gaafow Maxamuud oo Waraysi siiyay Warbaahinta Dowladda ayaa ka sheegay in uu billoowday duulimaadkii ugu horreeyay ee Xujayda sannadkaan xajinaya waajibaadka xajka.

Si doo kale Taliyaha ayaa ka sheekeeyay howlaha Horumarined ee Garoonka diyaaradaha Magaalada Caasimadda ah e Muqdisho.

Halkaan ka dhagayso waraysiga Jeneralka.