TOP DHAGEYSO :- Imaam Cabdulaahi khaliif ” Kismaayo Waa Kawaan Dadka Lagu Xasuuqo, Waxgarad ayaana xir-xiran”

0

Imaam Cabdulaahi Khaliif Oo kamid ah waxgaradka somaliyeed ee ka soo jeedda Goboladda Jubooyinka ayaa si kulul oga hadlay xaaladda muragadda leh ee ka socota magaaladda kismaayo taas oo maleeshiyadda raaskanbooni ay dadka ku leynayaan,

isagoo ku sugan magaaladda Muqdisho ayuu Hogaanka maleeshiyadda raaskanbooni Ku Eedeeyay Iney masuul ka yihiin Xariga iyo Dilalka ka dhaca magaaladda kismaayo oo xarun u ah Gobolka Jubadda Hoose.

HOOS KA DHAGEYSO.