TOP DHAGEYSO:- Muungaab Oo La Hadlay Shacabka Muqdisho+Baaq.

0

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa kula dar daarmay shacabka Soomaaliyed ee kunool magaalada Muqdisho in ay il gaar ah ku haayan ka hortaga falalka Ururka Al-Shabaab ee dagaalka kula jira dowladda somaliya, isagoo sheegay in loo baahan yahay in bulshada ay la shaqeeyan laamaha amniga, si loo fashiliyo isku daygooda.

“Gacmaha waa in aad is qabsataan horumarkan dib u dhiska iyo nadaafada waa in aad ka qeyb qaadataan magaalada aan nadaafad ka jirin lama horumarin karo, magaala aan nabad gelyo laheyn, lama maalgashan karo, marka waa in aad la shaqeysaan laamaha amniga”ayuu yiri Muungaab.

HOOS KA DHAGEYSO: