TOP DHAGEYSO : Saraakiisha Ciidamadda Dowladda Ee G/Gedo Oo Sheegay iney fashiliyeen Weeraro…..

0

Faarax Cabdi Cashara Oo kamid ah saraakiisha ciidamadda dowladda ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ciidamadda dowladda Ay Ka Hortageen Falal Kala duwan Oo Ay All-shabaab doonayeen iney ka fuliyaan dagmadda Baardheere ee gobolka Gedo.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO: