TOP DHAGEYSO WAREYSI : Siyaasiyiinta Ilaalada ku dhex wata W/Galgaduud oo Digniin Culus loo jeediyay.

0

Guddiga Amniga ee Waqooyiga Galgaduud ayaa soo saaray Awaamir ka dhan ah Hubka sharci darrada ee lagu dhex qaato Meelo ka mid ah Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Cabdul Samatar oo ah Gudoomiyaha Guddiga Amniga ee Waqooyiga Galgaduud Waraysi Gaar ah uu siiyay Allgalgaduud Media ayuu kaga hadlay arimo dhowr ah oo ku saabsan Amniga iyo Awaamir cusub uu Guddiga soo rogay.

Waxaana Gudoomiyaha uu uwaramay Xafiiska Allgalgaduud Media ee Magaalada Cabudwaaq.

Halkaan Hoose ka dhagayso Waraysiga oo dhamaystiran: