DAAWO MUUQAALKA : Cabdiwali Gaas Oo Booqday Dagmooyin Ka Tirsan Gobolka Mudug.

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo  ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 1-9-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey deegaanada Dhagaxyacade, Beyra, Xera jaalle iyo Degmada Galdogob ee Gobalka Mudug.

HOOS KA DAAWO WARBIXIN: