DAAWO SAWIRADDA: Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Booqday Dagmadda Buursaalax Ee Gobolka Mudug.

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo  ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 2-9-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey deegaanada Riig oomane iyo Buursaalax ee Gobalka Mudug.

Wefdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha oo isugu jira, Wasiiro , Xildhibaano, Waxgarad, maamulka Gobalka Mudug , Saraakiil katirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale ayaa ugu horeyn waxaa si habsami leh loogu soo dhaweeyey deegaanka riig oomane .

Soo dhaweynta madaxweynaha ee deegaankaasi waxaa si hambsami leh uga qeyb-qaatay Waxgarad, arday, haween, dhalinyaro  iyo masuuliyiin kale , kuwaasi oo diyaar garow xoogan ugu jiray soo dhaweynta madaxweynaha.

Deegaanka Buursaalax ayaa boqolaal dadweyne oo isugu jira rag iyo dumar , maamulka degmada iyo waxgarad si maqaamsare leh ugu soo dhaweeyey madaxweynaha iyo wefdiga uu hogaaminayo.

Dadweynaha oo safnaa wadada hareeraheeda ayaa madaxweyne Gaas waxaa uu socod dheer ku maray wadada ilaa uu ka gaaray hoyga laga dajiyey deegaanka Buursaalax ee Gobalka Mudug.

DAAWO SAWIRADA:

IMG_3136 IMG_3144 IMG_3151 IMG_3152 IMG_3155 IMG_3160 IMG_3162 IMG_3163 IMG_3166 IMG_3174 IMG_3176 IMG_3182 IMG_3185 IMG_3189 IMG_3192 IMG_3194 IMG_3210 IMG_3214 IMG_3219 IMG_3220 IMG_3223 IMG_3224 IMG_3225 IMG_3226 IMG_3228 IMG_3235 IMG_3238 IMG_3240 IMG_3253 IMG_3254 IMG_3256 IMG_3260 IMG_3263 IMG_3266 IMG_3272 IMG_3274 IMG_3276 IMG_3288 IMG_3299 IMG_3306 IMG_3310 IMG_3312 IMG_3317 IMG_3337 IMG_3343 IMG_3347 IMG_3351 IMG_3354 IMG_3356 IMG_3358 IMG_3359 IMG_3369 IMG_3372 IMG_3376 IMG_3382 IMG_3384 IMG_3390 IMG_3395 IMG_3396 IMG_3403 IMG_3406 IMG_3407 IMG_3413 IMG_3436 IMG_3437 IMG_3438 IMG_3439