DHAGEYSO : Guddiga Xulista Baarlamaanka Koonfur Galbeed & Xubno Kasocdo IGAD Oo Ku Kulmay Baydhabo.

0

Xubno ka tirsan Urur goboleedka IGAD, Siyaasiyiin iyo Guddigii loo xilsaaray soo xulista Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta Kulan ku yeeshay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Somalia.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO WARBIXIN: