DHAGEYSO : Wasiirka Qorsheynta Oo Arimo Badan Ka Hadlay+Wareysi Xasaasi Ah.

0

Waxaa maalmihii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Minneapolis ee wadanka Maraykanka, wasiirka qorshaynta iyo iskaashika caalamiga ah ee dawlada fadaraalka ah ee Soomaaliya Abdirahamaan Caynte.

Magaaladaas wuxuu kulamo kula yeeshay qaybaha kaladuwan ee bulshada wuxuuna warbixin ka siinaya xaaladda dalka Soomaaliya.

Wasiirku wuxuu sheegay in Soomaaliya ay ka jirto saboolnimo baahsan, qurba joogtana wuxuu ugu baaqay in aysan dalka fursado u raadsanin ee ay iyagu fursado geeyaan.

DHAGEYSOW AREYSIGA,