Ciidamada Kenya oo raaf ku bilawday Soomaalida ku nool Dalkeeda

0

Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Booliska dalka Kenya ay xabsiga dhigeen 18 Soomaali ah kuwaasoo lagu qabtay deegaanka Maua ee degmada Meru maanta.

Dadkan Soomaalida ah ee la qabtay ayaa la sheegay in ay saarnaayeen bas iyagoo ku sii jeeday magaalada Nairobi.