DAAWO:- Aqoonyahanad Safiyo Yaasiin oo ka hadashay u jeedada dowlada federalku u doonayso 4.5

0

Safiyo Yaasiin oo ah aqoonyahanad ku nool waqooyiga America ayaa waxaa ay ugu hambalyeysay Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas go,aankii uu ku diiday qodobadii ka soo baxay shirkii Madasha wadatashiga iyo hanaanka 4.5-ka.

Safiyo ayaa sidookale waxaa ay soo dhawaysay sida ay shacabka Puntland u taageereen go,aanka dowladda ayna uga horyimaadeen inay qaaataan nidaamka 4.5 oo ay ku tilmaantay mid aan u wanaagsanay Ummada Soomaaliyeed.

”waxaan ku tageerayaa sida wanagsan ee ay u mideeysan yihin madaxda puntland iyo shacabka puntland oo mowqifka cad kaga qaateen in ay qataan 4.5”ayay tiri Safiyo.

Safiyo yaasiin oo ah haweenay aad uga hadasha siyaasada Somalia waxay vedio-gaan uga war bixinaysa 4.5 sabaabta dowlada dhexe ee Somalia u rabto iyo faa,iida ugu jirto halkan ka daawo.

Halkaan ka daawo