Daawo Muuqaalka Odayaal Wax ka soo saaaray Xaalada Soomaaliya iyo Kaalinta ay ku leeyihin

0

Waxgarad iyo Odayaal ka soo jeedaa Gobolka Sh/dhexe oo Kulan yeeshay ayaa ka hadlay doorka Odayaasha dhaqanka ay ku leeyahay nabada iyo Xasiloonida Soomaaliya.

Odayaasha ayaa sidoo kale ka shiray doorka ay ku leeyihiin dhismaha Maamulka loo sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe iyo sida ay ugu qeyb qaadan karaan hormarka Gobolka.

Odayaasha dhaqanka ayaa sidoo kale ka hadlay qaabkii ay u wajahi lahaayeen isla markaana ay hormarkiisa ka shaqeyn lahaayeen.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=MaQTvmoaZ4A