Daawo Muuqaalka Somaliland oo Markii ugu horeysay ka hadashay Arrin la wada sugaayay

0

Maamulk Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay is qab qabsiga dhul ku hor yaaalla Barxada Tiyaatarka Somaliland ee magaalada hargeysa.

is qab qabsigaan ayaa ka dhashay qas iyo fowdo ka dhex bilaabatay dhulka ku hor yaalla Barxada Tiyaatarka Hargeysa isla markaana ay dad badan isku heystaan.

Shir Jaraa’id oo ay si Wadajir ah u qabteen Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Somaliland iyo Wasiirka Wasaarada howlaha guud ee Maamulka Somaliland.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-