Daawo Sawirada Al-Shabaab oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Marko

0

Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha hoose, ayaa saaka ku waabariisatay jawi ka duwan kii hore iyo isbedel maamul.

Shabaab ayaa shalay la wareegay gacan ku haynta Magaalada, waxaana Durba Magaalada ka bilaabatay cabsi soo food saartay dadkii Magaalada ku sugnaa.

Shabaabka ayaa tagay oo Sawiro ka soo qaaday goobaha Difaacyada u aheyd ciidanka AMISOM iyo Maamulkii Magaalada Marka.

Xaalada Magaalada Marka ayaa ah mid caadi ah oo dhibaato aysan ka jirin, inkastoo Saraakiisha ciidanka aysan weli sababeyn arintii ka dambeysay ka bixitaanka Magaalada Marka.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

IMG_5F81D5-6C71F1-A2B162-8C2AD3-5B71C7-2E0800 IMG_7A65D9-3F1891-6C0D2F-777D0E-FFC152-3E7000 IMG_44BE9F-5B5714-D020E4-4A3857-CE8A0A-625454 IMG_74F076-CDEAFB-7FD16D-64EE1F-29657A-94B642 IMG_94A2A1-946A25-3C74F5-5FD23E-8E4B51-B82326 IMG_222BB8-76662A-3EB5C2-38CF24-699008-E536F0 IMG_A35F0B-DE96B7-992990-482EBB-1A5DF5-EE8D6F IMG_A77DBC-B43D12-4F6A0D-C55F7F-D7C73A-FE2FE7 IMG_B999BC-476473-51E68B-6199FA-06AE09-245280 IMG_C7140D-0D76E0-977D7C-2607A1-05A707-139144