Daawo Sawirada Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari dagaal iyo Saanad Millatari ay ka qabsadeen Ciidanka Dowlada

0

Alshabaab ayaa Maanta soo bandhigtay Gaari tikniko ah iyo Hub ay ka qabsadeen Ciidamada Dowlada ka dib dagaal ka dhacay duleedka magaalada Marka.

Gaariga iyo Hubka ay Al-Shabaab soo bandhigeen ayaa waxaa si gaar ah loogu qabsaday Dagaalkii shalay ka dhacay duleedka marka.

Gaariga ayaa ah nooca loo yaqaan Cabdi bilaha iyo saanada hub ah sida Sawirka ka muuqda.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

fir2 fir3 fir5 fir6 tarsan-f