Daawo Sawirada Barnaamijka Todobaadka Dhaqanka oo Maanta laga furay Magaalada Kismaayo

0

Waxaa magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/Hoose si rasmi ah uga furmay todobaadka dhaqanka iyo Farshaxanka oo socon doono Mudo todobaad ah.

Sidoo kale Waxaa ololahaan ujeedkiisu yahay dib u soo nooleynta dhaqanka iyo farshaxanka ayaa waxaa iska kaashaday Wasaaradda Warfaafinta ee Maamulka Jubbaland.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubaland C/Nuur Cali Aadan ayaa si rasmi ah u furay Barnaamijkaan, waxa uuna ugu ka furay xarunta cayaaraha ee xaafadda Calanleey Degmada Kismayo.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

IMG_2023 IMG_2068 IMG_2127 IMG_2148 IMG_2155 IMG_2164 IMG_2171 tarsan-f