Daawo Sawirada Gudoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe oo si diiran loogu soo dhaweeyay deegaanka biyo cadde

0

Gudoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe Cali Guud laawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay deegaanka biyo Cadde oo maalin ka hor laga saaray Ururka Al-Shabaab ka dib dagaal ay Ciidamada Dowlada la galeen.

Gudoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe oo meel fagaare ah kula hadlay shacabka deegaanka Biyo cadde ayaa ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan xasiloonida iyo hormarinta deegaanka.

IMG_6135 IMG_6190 IMG_6207 IMG_6211 IMG_6242 IMG_6252 IMG_6262 IMG_6282 IMG_6321