Daawo Sawirada Kulan loogu hadlaayay Xoojinta Xiriirka Wadamada Jaamacada Carabta oo muqdisho lagu qabtay

0

Kulan loogu hadlaayay Xoojinta Xiriirka Wadamada Jaamacada Carabta ayaa manta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano, Wakiilo ka kala socday Wadamada Jaamacada Cababta iyo Masuuliyiin kale.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray iskaashiga wadamada jaamacadda carabta, iyo dar dar galinta doorka jaamacadda carabta ee la xiriira horumarka iyo dib u dhiska Soomaaliya oo mudooyinkii u dambeeyay ku tilaabsaneysay horumaro kale duwan oo dhinaca Dowladnimada ah.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

IMG_1734 IMG_1735 IMG_1738 IMG_1739 IMG_1741 IMG_1742 IMG_1744 IMG_1747 IMG_1749 IMG_1750 IMG_1751 IMG_1752 IMG_1755 IMG_1756 IMG_1757 IMG_1758 IMG_1759 IMG_1760 IMG_1762 IMG_1765 IMG_1770 IMG_1773