Daawo Sawirada Wafdigii QM ka socday ee Gaaray Magaalada Garoowe

0

Wafdiga uu hogaaminayo Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa Maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta puntland, waxaana Wafdiga ka mid ahaa Danjirayaasha IGAD, Talyaaniga, Midowga Yurub, Ingiriiska, Maraykanka iyo Itoobiya.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

garoonka-diyaradaha-kismayo1 IMG_3085-500x334 IMG_3091-500x334 IMG_3098-500x334 IMG_3106-500x334 IMG_3114-500x334 IMG_3117-500x334 IMG_3118-500x334 IMG_3129-500x334 IMG_3131-500x334 IMG_3133-500x334 IMG_3135-500x334 IMG_3137-500x334 IMG_3149-500x334 IMG_3155-500x334 IMG_3165-500x334