DAAWO SAWIRRO:- Duqa Gaalkacyo Ee Galmudug oo maanta la doortay

0

Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ka Dhacday Doorshada Duqa degmada Gaalkayco Waxana Doorasho kadib Guuleestay Labada Musharax ee kala Ah Xirsi Yusuf Barre iyo Ku Xigeenkiisa uu ku Guuleestay Cabdiraxmaan sheekh maxamed,

Waxaa Codadka Loo Helay Sida,

Dhanka Doorashada Duqa Degmada Gaalkacyo

9 Cod Ayuu Helay Gardaani

18 Cod ayuu Helay Xirsi Yusuf Barre

Sidaas ayuu ku Guuleestay Xirsi Yuusuf Barre

Dhanka Doorashada Kuxigeenka Duqa Degmada Gaalkacyo

Cabdiraxmaan sheekh maxamed 17 Cod

Maxamed faarax aadan gabar 9 Cod

8 1 2 3 4 5 6 7