Daawo: Wasiir Axmed Xaaji Cali “Maamulka Khaatumo State Todobaad Gudihii Dagaal Ayuu Kula Waregayaa Magaalada Laas Caanood”.

0

Maamulka Khaatumo oo war ku Soo saaray dagaalo ka Dhacay gobolada Sool Iyo cayn Ayaa ka Waramay xaalada Ugu danbeyey Deegaanadaasi.

Wasiirka Warfaafinta maamulka khaatumo Axmed Xaaji Cali ayaa ka hadlay Xaalada deegaanada khaatumo iyo Dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee kasoo cusboonaday.

 

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media