DAAWO: Xildhibaan Faarax Macalin Oo Ka Hadlay Qorshaha Itoobiya Iyo Duqeynta Ciidamada Kenya Ee Gobolka Gedo.

0

Xildhibaan Faarax Macalin Dawaara oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka kenya ayaa si adag kaga hadlay duqeynta diyaaradaha dagaalka Kenya ka geysanayaan deegaanada gobolka Gedo gaar ahaan degmada Ceel-cadde ee gobolka Gedo.

Xildhibaanada ayaa shaaciyay in duqeymahaasi aysan aheyn kuwo Alshabaab lala eeganayay balse lagu waxyeeleynayay dadka shacabka ah ee kus ugan dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolka Gedo.

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo